1.MACLUUMAADKA GUUD EE GANACSIGA
DHAMAYS
COMPONEY
Waa shirkad iibisa
caanaha iyo subaga iyo galayda
ADEEGYADA:waxaan iibinaa caanaha iyo subaga lo’da iyo subaga
Waxaan soo iibsan doonaa
15 sac oo irmaan bilowga
Sacii waxa layga siin
doona qiimaha udhaxeeya 400-470$
Iyadoo lagu dhiqi doono
beer ku Taala gobolka gabilay
SHAQAALAHA:shirkada dhamays waxa
ka shaqayn doona bisha ugu horaysa 3 qof
1 qof lo’da
2 qof caanaha
MACMIILKA:waxa macmiil ii noqon
doona dhamaan dadka sii iibiya caanaha iyo xaafadaha Iyo maqaaxiyaha cunto
wadaniga sameeya
Post a Comment